Home Ciyaaraha YAAB!:Xiddig PSG Ah Oo Kylian Mbappe Ku Qancinaya In Uu Ku Biiro...

YAAB!:Xiddig PSG Ah Oo Kylian Mbappe Ku Qancinaya In Uu Ku Biiro Real Madrid – Banaadirsom

Xiddiga Banaadirsom PSG ee Kylian Mbappe ayay u muuqataa in ay ka go’antahay in uu ku biiro Banaadirsom Real Madrid inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan sida ay sheegayaan wararku.

Heshiiska Kylian Mbappe ee Banaadirsom PSG ayaa dhici doona xagaaga dambe waxana uu diidan yahay in uu heshiis cusub u saxiixo Banaadirsom Xilli ay Real Madrid si gaar ah ula socoto xaalka xiddiga.

Wargayska AS ayaa sheegaya in uu xiddiga PSG ee Achraf Hakimi xiddiga Kylian Mbappe ku qancinayo in uu ku biiro Banaadirsom Real Madrid hadii uu ka tago Banaadirsom PSG xagaagan ama xagaaga dambe.

Isla wargayska ayaa sheegaya in uu Achraf Hakimi si gaar ah Mbappe ugaga sheegaynayo Banaadirsom Real Madrid marka loo eego in uu isaga laftiisu u soo ciyaaray Banaadirsom Real Madrid.

Warkan ayaa imanaya xilli ay Real Madrid doonayso iskuna diyaarinayso in ay dalab Rasmi ah ka gudbiso saxiixa xiddiga reer Ka hor inta uuna xidhmin suuqa xagaagan.

Sii Akhriso: Sababaha Ay Dumarku U Doorbidaan In Ay Guursadaan Ninka Xaaska Leh Oo La Ogaaday.

Source link