XOG: Beesha Caalamka oo Soomaliland ku Cadaadinaysa Inay Doorashada Faderalka Kusoo Biraan

Wakiilkada Caalamka Gar Ahaana Maraykanka iyo QM ayaa ku sugan Hargeysa kadib markii ay sidani oo kale maamulada dalka guud ahaan ay kusoo mareen .

waxayna kala hadleen Maamul Gobooledyada arinta doorashada dalka.

soomaliland ayey sidoo kale hadlayaan arimaha doorashada Dowladda Faderalka Soomaaliya inay ka qeyb galaan sida xogta sheegayso.

Sidoo kale waxay ka hadleen Wakiilada caalamka kulan Hargeysa Madaxweynaha Maamulkaasi doorashada Deegaanada Waqooyi.