Home Ciyaaraha Xiddigaha Ugu Qaalisan Suuqa Ee Ka Soo jeeda England Oo La Shaaciyay...

Xiddigaha Ugu Qaalisan Suuqa Ee Ka Soo jeeda England Oo La Shaaciyay – Banaadirsom

Xiddigaha ka soo jeeda England ayaa ah xiddigo sanadba sanadka ka dambeeya sii qaaliyoobaya iyaga oo uuna haatan jirin xiddig reer England ah oo qiimo jaban lagu heli karo.

Xiddiga Jack Grealish ayaa ah xiddigii ugu dambeeyay ee reer England ee baanka jabiyay suuqa kala iibsiga kadib markii ay Banaadirsom Man City ka bixisay lacag dhan 100 milyan oo euro.

Grealish ayaa ah xiddiga ilaa haatan ugu qaalisan ee England ah laakiin mudd dheer ma ahaan doono marka loo eego in ay soo bixi karaan wakhti dhaw xiddigo ka qaalisanaan doona.

Xiddiga Harry Kane ayaa noqon kara xiddiga ugu qaalisan hadii ay Man City bixiso lacagta 150-ka milyan ah ee ay Tottenham ku qiimayso hadii uu ka tago Tottenham suuqa xagaagan.

Hadaba warbixintan ka bogo Liiska 11-ka saxiix ee ugu qaalisan ee xiddigaha reer England kadib markii uu Jack Grealish ku biiray Banaadirsom Man City.

  1. Jack Grealish- Aston Villa -> Man City: 100m
  2. Harry Maguire- Leicester City -> Man United: 78m
  3. Jadon Sancho- Borussua Dortmund -> Man United 72.9m
  4. Ben White- Brighton -> Arsenal: 50m
  5. Raheem Sterling- Liverpool -> Man City: 49m
  6. Aaron Wan-Bissaka- Crystal Palace -> Man United: 49m
  7. John Stones- Everton -> Man City: 47.5m
  8. Kyle Walker- Tottenham -> Man City: 45m
  9. Ben Chilwell- Leicester City -> Chelsea: 45m
  10. Danny Drinkwater- Leicester City -> Chelsea: 35
  11. Andy Caroll- Newcastle -> Liverpool: 35

Sii Akhriso: Ma Jeceshahay Qof Aan Ku Jeclayn, Ma Doonaysaa In Aad Soo Jiidato Qalbigiisa, Fariimahan U Dir, Shaki La’aan Wuu Badalayaa Go’aankiisa

Source link