Home Ciyaaraha Xiddiga Donyell Malen Oo Doonayay In Uu Ku Biiro Liverpool & Sababta...

Xiddiga Donyell Malen Oo Doonayay In Uu Ku Biiro Liverpool & Sababta Uu U Fashilmay Heshiisku Oo La Ogaaday. – Banaadirsom

Banaadirsom Liverpool ayaa ku fashilantay saxiixa xiddiga weeerarka ka ciyaara ee Donyell Malen Kaas oo uu Jurgen Klopp doonayay in uu ku xoojiyo kooxdiisa xilli ciyaareedka cusub.

Xiddiga Donyell Malen ayaa ku biiray Banaadirsom Borussia Dortmund laakiin Reds ayaa muddo dheer lala xidhiidhinayay saxiixa xiddiga reer Holland kaas oo qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay.

Xiddiga Donyell Malen ayaa lagu soo waramayaa in uu doonayay in uu ku biiro Banaadirsom Liverpool isaga oo xitaa maamulka kooxdiisa u sheegay in uu doonayo in uu ku biiro Banaadirsom Liverpool suuqa xagaagan.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in uu Donyell Malen diyaar u ahaa in uu ku biiro Banaadirsom Liverpool suuqa xagaagan si uu ula shaqeeyo tababare Jurgen Klopp xilli ciyaareedka dambe.

Laakiin Banaadirsom Liverpool ayaa ku fashilantay saxiixa xiddiga Donyell Marlen sabab la xidhiidha in ay ku fashilmeen in ay iska iibiyaan xiddigaha aan ku jirin qorshahan Jurgen Klopp sida Shaqiri iyo Origi.

Sii Akhriso: Saddexda Waddo Ee Ugu Fiican Ee Aad Jacaylkaaga Ugu Soo Bandhigi Kartid Qofka Aad Jeceshahay Hadi Adiga Oo Aan Xishood Aama Cabsi Dareemin.

Source link