Home Ciyaaraha Xiddig U Ciyaara Man United Oo Loo Soo Bandhigay Barcelona. – banaadirsom

Xiddig U Ciyaara Man United Oo Loo Soo Bandhigay Barcelona. – banaadirsom

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in loo soo bandhigay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee banaadirsom Man United ee Donny van de Beek sida ay sheegayaan wararku ka imanayo dalka Spain.

Wargayska MARCA ayaa sheegaya in banaadirsom Barcelona loo soo bandhigay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Donny van de Beek kaas oo ku dhibaatoonaya banaadirsom Man United tan ilaa markii uu ku biiray Old Trafford.

Xiddiga Donny van de Beek Ayaa Man United ku biiray xagaagii hore laakiin waxa uu ku dhibaatooday in uu boos joogto ah ka helo banaadirsom xilli ciyaareedkii hore isaga oo aan ka mid ahayn qorshaha tababre Ole Gunnar Solskjaer.

Barcelona ayaa dhankeeda doonaysa xiddig khadka dhexe ah waxana lala xidhiidhinayaa xiddigo badan ka ciyaara booskaas si ay ugu xoojiso banaadirsom xilli ciyaareedka dambe.

Xiddiga Donny van de Beek ayaa dhankiisa doonaya in uu isaga tago banaadirsom Man United kadib markii uu ku dhibaatooday in uu boos joogto ah ka helo banaadirsom Red Devils.

Sii Akhriso: Ma Jirtaa In Aad Kala Fogtihiin Qofka Aad Jeceshahay, Ma Doonaysaa In Aad Jacaylkiina Noolaysiin, 6-dan Wad Ayaa Kaa Caawinaysa.

Source link