Home Ciyaaraha Xiddig Premier League Ah Oo Xaqiijiyay In Uu Fariimo U Diray Lionel...

Xiddig Premier League Ah Oo Xaqiijiyay In Uu Fariimo U Diray Lionel Si Uu Ugu Qanciyo In Uu Yimaado Kooxdiisa. – Banaadirsom

Xiddiga khadka dhexe ee Banaadirsom chelsea ee Jorginho ayaa sheegay in uu Lionel Messi ku qancinayo in uu ku soo biiro chelsea.

Xiddiga Lionel Messi ayaa isaga tagay Banaadirsom Barcelona kadib markii uu dhacay heshiiskiisa kooxdu sidoo kale kooxdu ku fashilantay in ay heshiis cusub ka saxiixato.

Lionel Messi ayaa haatan la filayaa in uu xagaagan qaab xor ah uu biiro kooxa PSG iyada oo Banaadirsom reer France haatanba u soo bandhigtay heshiis 2 sano ah.

Xiddiga chelsea ee Jorginho ayaa sheegay in uu la yaabay markii uu maqlay warka ah in uu Lionel Messi ka tagay Banaadirsom Barcelona isaga oo xitaa sheegay in uu warkaas markii hore been moodayay.

Jorginho oo la hadlaya TNT Sport ayaa yidhi”Haataba fariin ayan u diray Messi”ayuu ku kaftamay.

“Waan kaftamayaa, hadii uuna Chelsea imanayn waa in uu tago meel ka fog premier League”ayuu sii raaciyay.

Sii Akgriso: Hadii Aad 12-Kan Calaamad Ka Heshid Fariimaha Qofka Aad Jeceshahay Waxa Ay La Mid Tahay In Uu Qofkaasna Ku Jecelyahay.

Source link