Home Ciyaaraha Xiddig Liverpool Ah Oo Warqada Bixitaanka U Gudbiyay Maamulka kooxdiisa. – banaadirsom

Xiddig Liverpool Ah Oo Warqada Bixitaanka U Gudbiyay Maamulka kooxdiisa. – banaadirsom

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara banaadirsom Liverpool ee Xherdan Shaqiri ayaa xaqiijiyay in uu maamulka Kooxdiisa u gudbiyay warqada bixitaanka una sheegay in uu doonayo in uu isaga tago banaadirsom xagaagan.

Xherdan Shaqiri ayaa ku dhibaatooday in uu boos joogto ah ka helo banaadirsom Liverpool waxana la filayay in uu isaga tago banaadirsom inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Laakiin Liverpool ayaa la filayay in ay sii haysato xiddiga xagaagan maadama uuna Jurgen Klopp wax dhib ah u arkin in uu xiddiga la shaqeeyo ugu yaraan xilli ciyaareedka soo socda.

Si kasta ha haaatee xiddiga Xherdan Shaqiri ayaa haatan si Rasmi ah u xaqiijiyay in uu warqada bixitaanka u gudbiyay maamulka kooxdiisa una sheegay in uu doonayo in uu isaga tago banaadirsom

Shaqiri oo la hadlaya CorSport ayaa yidhi”Waxa aan maamulka Liverpool u sheegay in aan diyaar u ahay tartan cusub, wayna aqbaleen go’aankayga haatan waxa ay dhagaysan doonaan dalabyada ii imanaya, Liverpool ima joojin karto in aan tago xagaagan”.

“Waxa aan jecelahay in aan ku laabto Serie A-da una ciyaaro banaadirsom Lazio”ayuu sii raaciyay.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Ma ahan Qurux, Lacag, Labadan Arin Ku Dooro Gabadha Riyadaada

Source link