Home Ciyaaraha Xiddig Lala Xidhiidhinayo Liverpool Oo Warqada Bixitaanka U Gudbiyay Kooxdiisa – Banaadirsom

Xiddig Lala Xidhiidhinayo Liverpool Oo Warqada Bixitaanka U Gudbiyay Kooxdiisa – Banaadirsom

Liverpool ayaa ku sii dhawaanaysa saxiixa xiddiga Banaadirsom Watford ee Ismaila Sarr kadib markii uu xiddigu maamulka kooxdiisa ka codsaday in ay u ogolaadaan in uu ka tago Banaadirsom xilli uu xiiso waali ah ka helayo Liverpool.

Liverpool ayaa war fiican ka heshay baacsiga ay ugu jirto Ismaila Sarr iyada oo uu xiddigu doonayo in uu isaga tago Banaadirsom inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Xiddiga reer Senegal ayaa Watford u sheegay in uu doonayo in uu boxo xagaagan xilli uu Jurgen Klopp doonayo saxiixa xiddiga

Reds ayaa doonaysa in ay xoojiso weerarkeeda ka hor inta uuna suuqu xidhmin waxana auu Klopp doonayaa xiddiga Sarr kaas oo uu u arko  mid wax weyn ku soo kordhin doona Banaadirsom.

Source link