Home Ciyaaraha Xaqiiqooyinka Laga Diwaan Galiyay Kulankii Ay Chelsea Garaacday Crystal Palace. – Banaadirsom

Xaqiiqooyinka Laga Diwaan Galiyay Kulankii Ay Chelsea Garaacday Crystal Palace. – Banaadirsom

Banaadirsom chelsea ayaa garaacday Banaadirsom Crystal Palace kulan ka dhacay Stamford Birdge kana tirsanaa premier League iyaga oo si qurux badan ku bilowday xilli ciyaareedka.

Goolal ay dhaliyeen Marcos Alonso,  Christian Pulisic & Trevoh Chalobah ayaa chelsea ku hogaamiyay guul raaxo leh oo ay ka gaadheen Banaadirsom Crystal Palace.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa xaqiiqooyinka laga diwaan galiyay kulankii ay Blues garaacday Banaadirsom Crystal palace.

1.Goolkii Marcos Alonso ee laadka xorta ahaa ayaa ahaa goolkii 50-aad ee ay laadka xorta ah ee ay chelsea ka dhalisay horyaalka premier League taariikhddiida kaliya Man United oo dhalisay 64 gool ayaa kaga badan.

2.isaga oo jira 22 sano iyo 40 maalin xiddiga Trevoh Chalobah ayaa ah xiddiga 2-aad ee ugu da’da yar ee gool u dhaliya chelsea kulankiisa ugu horeeya ee premier League kadib Paul Hughes oo sidaas sameeyay January 1997 isaga oo jira 20 jir iyo 274 maalin.

Sii Akhriso: Raggu Ma Jecelyihiin Gabadha Jacaylkeeda U Soo Bandhigta?

Source link