Home Ciyaaraha Wax Ka Ogow Xiddigaha Somaliya Uga Qayb Galaya Ciyaaraha Olympics 2021. –...

Wax Ka Ogow Xiddigaha Somaliya Uga Qayb Galaya Ciyaaraha Olympics 2021. – banaadirsom

Dalka Somaliya ayaa ka qayb gali doona ciyaaraha Olympics 2021 oo maanta si Rasmi ah uga furmay caasimada Dalka Japan ee Tokyo.

Ciyaaraha Olympics 2021 ayaa ka bilaaban doona dalka Japan iyada oo tan ilaa bilowga bisha dambe iyada oo la ciyaari doono ciyaaro kala duwan oo nooc walba leh.

Dalka Somaliya ayaa ku leh tartanka laba ciyaarto kuwaas oo kala ah gabadh iyo wiil kuwaas oo tartanka Olympics 2021 dalka Somaliya matali doona waliba kor u qaadi doona magaca dalkooda.

Gabadha ayaa lagu magacaabaa Ramla Said Ahmed Ali iyada oo ka qayb qaadan doona ciyaaraha Feed-Feedhka halkaasna matali doonta calanka Dalka Somaliya.

Dhanka kale wiilka ayaa ah Hassan Ali Idow kkas oo ah ciyaartoy ka qayb qaadan doona ciyaaraha Orodka isaguna dhankaas ku matali doona dalka Somaliya.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Doonaysaa In Aad Is Jeclaysiisid Soddohdaa Kulanka Ugu Horeeya, 6-dan Wado Ayaa Kaa Caawinaysa.

 

Source link