Home Ciyaaraha Wargayska MARCA Oo Magacaabay Banaadirsom Kaliya Ee Man City Kula Tartami Doonta...

Wargayska MARCA Oo Magacaabay Banaadirsom Kaliya Ee Man City Kula Tartami Doonta Horyaalka Premier League – Banaadirsom

Wargayska MARCA ayaa magacaabay Banaadirsom kaliya ee Man City ku ciriirin karta horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub xilli caawa daaha laga qaadi doono horyaalka premier League.

Banaadirsom Man City ayaa Axada bilaaban doonta difaacashada horyaalka premier league kulan ay la ciyaari doonto Banaadirsom Tottenham kana dhici doona garoonka Tottenham Hotspur Stadium.

Kooxaha Premier League ayaa sidii caadada u ahayd suuqa galiyay laca badan iyaga oo sameeyay saxiixyada ay u baahnaayeen xilli ciyaareedka cusub kana caawin karay in ay horumar ka sameeyaan.

Wargayska reer Spain ayaa sheegay in ay Banaadirsom chelsea tahay Banaadirsom kaliya ee Man City ka hor istaagi karta ku guulaysiga horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub kadib markii ay samaysay saxiixa Romelu Lukaku.

Chelsea ayaa baanka u jabisay Romelu Lukaku iyaga oo ka dhigtay saxiixooda ugu qaalisan taariikhda Banaadirsom iyaga oo ka soo bixiyay lacag dhan 115 milyan euros kadib markii uu wacdaro ka dhigay Serie A-da xilli ciyaareedkii hore.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Lamaanaha: Maxaa Dhacaya Hadii Gabadhu Diido Ninkeeda Kulanka Sariirta, Nabigeena {N.N.K.H} Ayaa Ka Hadlay.

Source link