XOG: Xildhibaanadii Puntland Shaqada Laga Cayriyey oo Ducuminty Halis Ku Ah Deni Caalamka u Diray

Siddeeddii Xildhibaan ee Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Puntland xasaanadda ka qaadday ayaa beesha Caalamka iyo Maxkamadda Adduunka ee ICJ u diray warqado ay kaga cabanayaan qaabka loo maray xil ka xayuubintooda oo deg deg badan ka muuqday.

03-Nove-2020 Baarlamaanka DG Puntland ayaa si aqlibayad leh isugu raacay in xasaanadda xildhibaanimo laga xayuubiyo  shaqadana laga eryo 8 xildhibaan oo loo heysto eed la xiriirtaa maleegidda fowdo iyo rabsho kadhacday Baarlamaanka-goboleedka Tallaabadaan oo ah mid ugub gollayaasha Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkaan ka aqri qoraalka Xildhibaanadda

5fce77215354c