Wararkii ugu danbeeyay qarax caawa kadhacay magaalada Muqdisho

Faah faahin laga helay Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho ayaa xaqiijinaya in wax khasaaro ah geysan.

Qaraxa ayaa ahaa mid lagu xiray gaari nuuca raaxada,xili uu kusugnaa Irida hore Cusbitaalka Soomaali Suudaanees.

Gaariga lagu xiray Qaraxa ayaa waxa soo gaaray bur bur waxyeelo kale ma uusan geysan.

Qaraxa kadib waxaa meesha gaaray ciidamo katirsan Kuwa amniga wadada ayaana la xiray inkastoo xaalada caadi kusoo laabatay.

Weli lama ogaan Gaariga Qaraxa lagu xiray qofka lahaa iyo cida beegsatay intuba. 5fe259e1cb718