Turkiga oo kenya Uga Digay Faro gelinta Soomaaliya

Kadib markii Dhawaan Soo baxay Hadal La Yaab leh oo Madaxweynaha Kenya uhuru kenyaata oo sheegay In Caalamka Ugu Baaqayo  Inaysan faro galin Arimaha Siyaasada dalkaasi,Waraahinta kenya Ayaa Siweyn Uga falceliyey Micnaha Dalka uu ula Jeedo.

Waxaa la Fahan San yahay Inay dalalka saxiibada la Ah Soomaaliya ku cadaadiyeen Inay Kenya Joojiso Farogalinta Arimaha Gudaha Soomaaliya taasi oo Ah Micnaha Guud ee hadalka Madaxweynaha kenya uhuru Kenyata.

Sidoo kale Dalalka Jaamacada Carabta Ayaa Dhowr Jeer kenya uga Digey Inay Badda Soomaaliya Tahay ,Dhul carbeed oo lama taabtaan Ah Inkasta oo dalalka Jaamacada Carabta Laftooda Aysan daacad ka Ahayn Difaaca Soomaaliya Lakiin waxay Wali muujinayaan Inay u taagan yahiin Difaaca Jaamacada Carabta.

Kenya Waxaa la Ogyahay inay mar Hore isku dayi lahayd Inay Ciidan u Dirto Dhulka Badda ee laysku haysto,waxaana Barlamaanka kenya Dhowr Jeer sanadkani Bilowgiisii sop jeediyeen kenya Inay Difaacdo Badda Ay Sheeganayso,Yeelkeede Ilaa Hada Inta La Ogyahay kenya Dhaq Dhaqaaqeeda waxaa hoos U Dhogaya Samaynta Turkiga ee Soomaaliya oo Aysan ku Deg Degayn .

Hadaba Kenya Ayaa Ilaa hada isku Aragta Inay tahay Mida ku Qasaartay xiisada Soomaaliya,Durba waxaa soo Baxaya kenya Qasaaraha Qaadka Ilaa Ay Sheegeen  Degmada qaadka oo Ahayd Isha Ganacsiga kenya Inay Hada  Dhulka Galay Dhaqaalaha Deegaankaasi,waxaana Gacansatada si isdaba Joog Ah u cadeeyeen Lacagta Ay Ku waayeen.

Sikastaba Dowladda Soomaaliya waxay haystaa Kaarka cadaadiska Ay kenya Saarayso Madama Kenya tahay Mida ka faa’iida Ganacsiga Qaadka Soomaaliya Halka Kenya Ay Kootara Baan u Aragto ganacsiga Soomaaliya,waxayna kenya Maalin kasta Dab Qabad siisaa baaburta Xamuulka Sonkorta ka keenya Somaaliya xadka Libooya iyo Dhadhaab.

  5fce78509c023