DEG DEG Xildhibaan Mahad Salaad Oo Sheegay in Madaxweyne Farmaajo Hub…

Xildhibaan Mahad Salaad Oo ka fal celiyey hub iyo ciidan loo daabulay Gobolka Gedo isagoo Ku eedeeyey Madaxweyne Farmaajo in uu Galmudug ka caawin dagaalka lala galayo A Shabaab.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA XILDHIBAAN MAHAD SALAAD 

Hubka Farmaajo maalin walba Gedo u daabulayo Galmudug muu wax ka siiyo Shabaabka ha isaga xoraysee.

Qoys hubkii iyo hantidii Qaranka lagu naasnuujiyo Soomaali horay ayay u soo aragtay, lamana mahdin ee Maxamed Farmaajo haloo sheego!

Labo Maxamed maalmahaa u kala duwan, magacoo la badasho iyo maqsuudkana ka wada siman!

Hon. Mahad Salad