DEG DEG Uhuru Kenyatta Oo Aflagaadeeyey Abiy Ahmed Sabab La Xiriirta Soomaaliya

Madaxweynaha Dalka Uhuru Kenyatta ayaa Aflagaado Shakhsiyadeed ugeystay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed Ali ka hor inta uusan bilaaban dhawaan Shirkii IGAD.

Qaar ka mid ah dad ka ag dhawaa markii uu arintaas Kenyatta lahaa ayaa soo bandhigay.

“Waxaad tahay Sida Ilmo yar oo kale,oo doqon ah,sidaas waxa yiri Madaxweyne Kenyatta oo la hadlayey Ra’iisal Wasaare Abiye Ahmed”.

Qaar ka mid ah Mucaaradka Abiye Ee Siyaasadiisa dhaliilsan ayaa aad u buun buuniyey Hadalkaasi Aflagaadada loo taana taaneeyey.

Abiye Ahmed ayaa Kenya waxay ku eedeysay inuu fara geliyey Arinta ay isku hayaan Soomaaliya islamarkaana Labo dal is haya uusan soo dhex gelin.

Goobta hadalkaas lagu lahaa,waxaa kusugnaa Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Kale Ee IGAD xilligaas oo shirka la isku diyaarinayey inay ka qeyb galaan. 5fe2618128938