DEG DEG: Qarax Xoogan oo Hada Ka Dhacay Muqdisho iyo Warar Sheegaya in

Qarax xooggan ayaa hadda laga maqlay Mgaalada Muqdisho, waxaana wararku sheegayaan in uu ka dhacay degmada kaaraan ee Gobolkani Banaadir.

Jugta Qaraxa ayaa laga maqlay degmooyinka Gobolkani Banaadir, waxaana dad goobjoogayaal ah ay soo sheegayan in Qaraxaasi uu khasaaro gaystay.

Lama oga wax sababay Qaraxa iyo cidda lala beegsaday, waxaana jira warar is khilaafsan oo kasoo baxaya, dad goobjoogayaal ah aya sheegay in ay arkayeen uuro madoow oo cirka isku shareertay, taa oo laga arkayay Xaafadaha ay ka kooban tahay Kaaraan iyo degmooyinka u dhaw.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

  5feb045810278