DEG DEG Puntland oo Ku Hanjabtey Inaysan Faderalka Kasii Mid Ahaanayn Hadii Doorshada Khilaafkeeda La Xalin

Kadib mudo dhowr todobaad oo Magaalada Garoowe ka socdaan shirar kala duwan oo looga hadlayo arimaha doorashada Puntland ayaa ku Hanjabtey inaysan usii afduub naanayn Faderalka ilaa laga xalinayo khilaafka faderalkana  ay awood u leedahay inay gaar isku taagto.

Wararka kasoo baxay shir fiidka caawa wada yeesheen xubno mucaaradka iyo Madaxda Puntland iyo sidoo kale xubno matalaya Dowladda Dhexe.

Puntland waxay shuruud ku xidhay in hadii ana tabashada doorasahada la xalin aysan puntland usii afduubnaanayn Dowladda dhexe madama ay sheegtay inay doonayso in Tabashada Maamulada la xaliyo.

Sikasta ha noqotee dhawaan hadal uu sheegay Madaxweynaha puntland siciid Cabdullahi Deni ayuu sheegay inaysan xaq ahayn inay soomaaliya isku afduubnaato sida uu hadalka u shegay.

5ff6391e2c145