DEG DEG: Murashaxiinta mucaaradka Oo Fariin Digniin Culus u direen Madaxda Dalka

Waa qoraal Oo kasoo baxay Midowga Murrashaxiinta Mucaaradka ayey u direen madaxweynaha, Labada Gole ee Baarlamaanka, Xeer Ilaaliyaha, Hanti-dhowrka iyo madaxda dawlad Goboleedyada.

Waxay walaac ka muujiyeen in ay ka cabsi qabaan boob Hanti qaran in lagu dhawaaqo.
Warkooda ayaa ahaa mid looga digayo qandaraas shati bixin shidaal oo ay wasaarada Bartoolka la gelayso shirkadaCoastline oo horay loo oran jiray Som-Oil iyo shirkada Liberty. 5ff1cdd6540b9