DEG DEG: Ciidamada Haramacad Oo Qarax lala beegsaday & Xaalka Oo Kacsan

Wararka inaga soo gaarayo deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in la maqlay jugta qarax Xoogan.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in Qarax lala eegtay gaari ciidamada Dawlada wateen.

Si gaar ah waxa qaraxa lagula eegtay deegaankaasi Ciidamo katirsan kuwa Haramacad ee dowladda, lama oga inta uu la eg yahay khasaaraha Qaraxaasi.

Waxaa wararku sheegayaan in qaraxa kadib rasaas ciidamada fureen. 5ff1c88bb2807