DAAWO Xasan Sheekh Dagaal ugu Hanjabay Farmaajo

Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow lahadlay warbaahinta asagoo kahadlay xaaladihii ugu danbeeyay dalka iyo waliba dibadbaxyadii maanta kadhacay magaalada Muqdisho.

Xasan Sheekh ayaa si kulul Oga hadlay shaqaaqooyinkii kadhacay magaalada Muqdisho iyo dadkii waxyeelada kasoo gaartay rasaastii ee rideyn ciidamada dowlada Soomaaliya. 5fd90bbc27e81