DAAWO Wariye Ka Badbaaday Sufyaan Taakeeye oo Sir Culus Kashifay

Wariye Maxamed Cumar Sheekh Oo Ka Mid Ahaa Wariyayaashii Radio Muqdisho Oo Banaanka Soo Dhigay Shakhsiyada Ninka Lagu Magacaabo Taakeeye Iyo Dilalka Wariyayaasha.

Taakeeye *( abuu sufyaan )* waa Nin dhallaankiisii kusoo dayacay America , Dhowr naagoodna kusoo furay America iyo Canada …muteeysteyna in uu afar sano oo Xarig Ah kusoo qaatto America , issagoo shabaab xiriir lalahaa lagusoo cadeeyey , danbiyo kaloo badanna ku galay North America …awalna Somalia Dilal horey ugusoo geeystey Bareera Ah …kana soo qeyb qaatay dagaaladdii sokeeye ee Somalia …Haatanna waxaaba uu aaminsan yahay , Somaliada kulligood waa Wada gaalo , sheydaanka caabuda …Calanka Somalia ayuu sheydaan lacaabudo u heeystaa ….Noocaasi oo Miiran baa Dalka Somalia dhib kuhaya .

5ffae0afb6588