DAAWO Abdirahman AbdishakuurFarmaajo doorashada ha u daayo Hawiye sababtoo ah beeshiisa kama soo qeyb galayso doorashada soo socota

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur”Dalkaan cid burburineysa ma jirto,Iskuul,Jaamacad iyo Ganacsi la duminaayo ma jirto kaliya Farmaajo ayaan Villa Soomaaliya ka saareynaa”

Mr Shakuur ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo oo donaayo in dorashada ee kadhacdo oo qura gobolada galmudug iyo koofur galbeed iyo Hirshabelle madaama ee diidanyihiin Jubbaland iyo puntland waxaana oo sheegay in doorashada u daayo beesha hawiye madaama qabiilkiisa aan ka qeyb galayn.

5fe3c56002c70