Abiy Ahmed Oo Ku Fashilmay Shidaal Soomaalida laheyd Uu Qodan Rabay

Dawlada Itoobiya oo dib uga noqotay heshiiskii bugta ahaa ee la rabay in lagu bililiqaysto khayraadka DDS.

Lacag dhan $100 milyuun oo hordhac ah uu codsaday kambaniga beenta ah ee GreenComm ayaa gidi ahaanba la joojiyey ka dib maraky soo ifbaxday fadeexad ku aadan koox rabtay in ay dhacaan Khayradka Soomaalidu leedahay een hadana lagala tashan.

Xafiiska Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed Ali koox ka shaqaysa, safiirka Itoobiya u fadhiya Mareykanka Fitsum Araga, iyo mukhalasiin kale ayaa boobkan qayb ka ahaa.

FAAH FAAHIN KALE ARAG OO RIIX HALKAAN 

5ffb71ad1039e