War Deg Deg ah oo Aan Ka Helnay Villa Somalia +Magacaabista Raysal Wasaaraha Cusub

Wararka inaga soo gaaraya Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaas dhaq dhaqaaqyo tii ugu weyneyd la dareemayo.

Ilo madax banaan ayaa sheegaya in saacadaha soo socda la filayaa in la magacaabo Ra’iisal wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya.

Guuxii jiray ayaa waxay hadda wararka sheegayaan in lasoo gaba gareeyey islamarkaana waxa la sugayaa shakhsiga la magacaabayo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa in uu shaaciyo magaca qofka  uu xushay xilli ay ubuuxsameyso bil inta Dalka Ra’iisal wasaare la’aan yahay.

Naga filo wixii soo kordha insha allaah

 5f444f98d0c15 5f444f98d0c15