Home Ciyaaraha Wakhtiga Ay Barcelona Heshiiska Cusub Ka Saxiixanayso Lionel Messi Oo La Ogaaday...

Wakhtiga Ay Barcelona Heshiiska Cusub Ka Saxiixanayso Lionel Messi Oo La Ogaaday – banaadirsom

banaadirsom Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayso in ay heshiis cusub ka saxiixato xiddiga Lionel Messi ka hor kulanka ay la ciyaari doonaan Juventus bisha dambe.

banaadirsom Barcelona ayaa ku qasban in ay dhinto mushaharka ay bixiso ka hor inta ayna heshiis cusub ka saxiixin xiddiga ugu muhiimsan banaadirsom Barcelona.

Barcelona aya doonaysa in ay iska iibiso xiddigo sidoo kale qaar kale amaah ku dirto bilaha soo socda si ay kooxdu u buuxiso shardiga La Liga ee dhanka mushaharka.

Si kasta ha ahaatee banaadirsom Barcelona Sport ayaa sheegaya in ay banaadirsom Barcelona isku diyaarinayso in ay heshiiska cusub ka saxiixato Lionel Messi ka hor kulanka Juventus bilowga bisha dambe.

Kooxaha Juventus iyo Barcelona ayaa iska hor imana doona koobka Joan Gamper 8 bisha August oo ah koob ay banaadirsom Barcelona ciyaarto sanad kasta ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 10-ka Tayo Ee Ay Dumarku Ku Jeclaadaan Ragga, Hadii Aad Leedahay Arimahan, Gabadhuhu Way Isku Kaa Dilayaan.

Source link