Home Ciyaaraha Wadahaladii Ay Man United Ku Doonaysay Saxiixa Raphael Varane Oo Istaagay &...

Wadahaladii Ay Man United Ku Doonaysay Saxiixa Raphael Varane Oo Istaagay & Man United Oo Diyaarsatay Badalka Daafaca Reer France. – banaadirsom

Wadahaladii ay Man United ku doonaysay saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara Real Madrid ee Raphael Varane sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dalka England.

Man United ayaa ka cabsi qabta iin uu xiddiga Raphael Varane badalo go’aankiisa ah in uu ka tago banaadirsom Man United waliba heshiis cusub u saxiixo banaadirsom Real madrid.

Red Devils ayaa lagu soo waramayaa in ay haatan wadahadalo kula jirto Real Madrid si ay ugala heshiiso qiimaha xiddiga reer France si ay uga dhigto saxiixeedii 2-aad ee xagaaga.

Wargayska Daily Star Sport ayaa sheegaya in ay jirto 5 xiddig oo ay Man United u dhaqaaqi karto xagaagan hadii ay ku fashilanto saxiixa Raphael Varan.

Xiddigaas ayaa kala ah Wesley Fofana, Jules Kounde, Pau Torres, Joachim Andersen Iyo Jerome Boateng kuwaas oo dhamaantood suuqa yaala hadii ay dalab fiican ka gudbiso.

Source link