Home Ciyaaraha Waa Sidee Gool Dhalinta Premier League Kadib Todobaadkii Ugu Horeeyay Ee Xilli...

Waa Sidee Gool Dhalinta Premier League Kadib Todobaadkii Ugu Horeeyay Ee Xilli Ciyaareedkan – Banaadirsom

Waxa bilaabmay xilli ciyaareedka horyaalka premier League 2021/2022 waxana durba bilaabay tartanka loogu jiro gool dhalinta premier League iyo kabta dahabka ah.

Harry Kane ayaa ahaa xiddigii xilli ciyaareedkii hore ku guulaystay gool dhalinta kadib markii uu dhaliyay 23 gool 35 kulan oo uu ciyaaray halka uu sidoo kale caawiye ka noqday 14 kale.

Tartanka gool dhalinta xilli ciyaareedkan noqon doona mid ka adag sidii hore marka la eego in uu horyaalka ku soo biiray weeraryahan dila ah iyada oo uu Romelu Lukaku ku soo biiray Chelsea.

Xiddiga Banaadirsom Liverpool ee Mohamed Salah ayaa sidoo kale la filayaa in uu mar kale ku tartamo gol dhalinta kadib markii hal gool looga qaaday xilli ciyaareedkii hore.

Xiddiga Man United ee Bruno Fernandes Ayaa dhaliyay saddexley kulankiisii uu horeeyay waliba hogaaminaya gool dhalinta kadib kulankii ugu horeeyay ee la ciyaaray premier league.

Hadaba halkan hoose kaga bogo gool dhalinta kadib todobaadkii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedka:

Premier League 2021/22 top scorers
Xiddiga Banaadirsom Goolasha Caawinta Kulamda
Bruno Fernandes Manchester United 3 1 1
Mohamed Salah Liverpool 1 0 1
Emmanuel Dennis Watford 1 0 1
Said Benrahma West Ham 1 0 1
 Michail Antonio    West Ham  1 0  1
Richarlison Everton 1 0 1
Alexis Mac Allister Brighton 1 1 1
 Cucho Hernandez  Watford  1   1  1
Roberto Firmino Liverpool 1 0 1
Diogo Jota Liverpool 1 0 1
Christian Pulisic Chelsea 1 0 1
Callum Wilson Newcastle 1 0 1
Marcos Alonso Chelsea 1 0 1
Adam Armstrong Southampton 1 2 1
Luke Ayling Leeds 1 2 1
Dominic Calvert-Lewin Everton 1 1 1
Sergi Canos Brentford 1 1 1
Trevoh Chalobah Chelsea 1 1 1
Aaron Cresswell West Ham 1 1 1
Abdoulaye Doucoure Everton 1 1 1
Mason Greenwood Manchester United 1 1 1
Danny Ings Aston Villa 1 0 1
Neal Maupay Brighton 1 0 1
John McGinn  Aston Villa 1 0 1
Jacob Murphy Newcastle 1 0 1

Source link