Home Ciyaaraha Waa Maxay Sababta Ay Barcelona U Doonayso In Uu Cristiano Ronaldo Ka...

Waa Maxay Sababta Ay Barcelona U Doonayso In Uu Cristiano Ronaldo Ka Tago Juventus, Ujeedo Ayay Ka Leeyihiin. – banaadirsom

banaadirsom Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay isha ku hayso xaalada Cristiano Ronaldo ee banaadirsom Juventus iyaga oo ka fikiraya mustaqbalka Antoine Griezmann.

Inkasta oo uu hal sano uga hadhsanyahay heshiiskiisa banaadirsom Juventus waxa lala xidhiidhinayaa in uu Ronaldo isaga tagi doono banaadirsom ka dhisan turin suuqa xagaagan.

Bixitaan kasta oo dhaca banaadirsom Juventus ayaa u baahan doonta badalkiisa banaadirsom Barcelona ayaana rajaynaysa in uu Xiddiga reer Portugal isaga tago banaadirsom si ay Juventus uga iibiyaan xiddiga Antoine Griezmann.

Barcelona ayaa dhankeeda doonaysa in ay iska iibiso xiddiga Antoine Griezmann si ay hoos ugu dhigto mushaharka ay bixiyaan si ay heshiis cusub uga saxiixdaan Lionel Messi.

Sida laga soo xigtay wargayska Sport, Barcelona ayaa rajaynaysa in uu Ronaldo ka tago Juventus xagaagan si ay reer Italy uga iibiyaan xiddiga Antoine Griezmann si uu u noqdo badalka Ronaldo.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 4 Nooc Oo Dumarka Ah Oo Ay Tahay In Aad Ka Fogaato Nininow, Mida 4-aad Ayaa Ugu Halis Badan.

Source link