Home Ciyaaraha Van Dijk iyo Matip Oo Ku Bilowda Ciyaartal – Banaadirsom

Van Dijk iyo Matip Oo Ku Bilowda Ciyaartal – Banaadirsom

Tababaraha Banaadirsom Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono Banaadirsom Norwich City kulan ka dhici doona garoonka Carrow Road kana tirsan todobaadkii ugu horeeyay ee premier League.

Tababare Jurgen Klopp ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddigaha Virgil Van Dijk iyo Matip kuwaas oo ka soo laabtay dhaawac ay ku maqnaayeen xilli ciyaareedkii hore.

dhanka kale waxa daafaca Bidix ku bilowday xiddiga Tsimikas kaas oo badalay xiddiga Andy Robertson kaas oo dhaawac ku seegay kulankan

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Norwich City: Krul, Aarons, Gibson, Hanley, Giannoulis, Rupp, Gilmour, Lees-Melou, Cantwell, Rashica, Pukki.

Kaydka: Gunn, Zimmermann, Dowell, Tzolis, Sorensen, McLean, Sargent, Mumba, Idah.

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Van Dijk, Matip, Tsimikas, Milner, Keita, Oxlade-Chamberlain, Salah, Mane, Jota.

Kaydka: Kelleher, Fabinho, Konate, Firmino, Gomez, Minamino, Origi, Woodburn, Elliott.

Sii Akhriso: Raggu Ma Jecelyihiin Gabadha Jacaylkeeda U Soo Bandhigta?

Source link