Home Ciyaaraha U Dhaqaaqistii Man United Ee Raphael Varane Oo Uu Shaki Soo Wajahay,...

U Dhaqaaqistii Man United Ee Raphael Varane Oo Uu Shaki Soo Wajahay, Sabab. – banaadirsom

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso bedelka daafaca Real Madrid Raphael Varane.

Xiddiga reer France ayay 12 bilood uga hadhsantahay heshiiskiisa banaadirsom Los Blancos kaas oo banaadirsom joogay ilaa xagaagii 2011.

Xiddiga 28 jirka ah ayaa doonaya in uu tartan cusub ciyaaro taas oo keentay in ay Man United xiiso xoogan u muujiso saxiixa xiddiga reer france.

banaadirsom Man United ayaa ah banaadirsom ugu cad-cad saxiixa xiddiga laakiin wargayska AS ayaa sheegaya in ay Man United haatan ka shakisantahay in ay dhamaystiri karto saxiixa xiddiga.

Sabab la xidhiidha in ay Real Madrid diidantahay in ay aqbasho qiimo aad u yar si ay u iibiso xiddiga, United ayaa la sheegayaa in ay calaamadsatay xiddigo kale oo ay badalka Varane u dhaqaaqdo xagaagan.

Source link