Home Ciyaaraha Tottenham Oo Garaacday Arsenal Kulan Xiiso Lahaa Oo Ka Dhacay Garoonka Tottenham...

Tottenham Oo Garaacday Arsenal Kulan Xiiso Lahaa Oo Ka Dhacay Garoonka Tottenham Hotspur Staduim – Banaadirsom

Banaadirsom Arsenal ayaa guuldaro ayaa kala kulantay Banaadirsom Tottenham kulankoodi ugu dambeeyay ee isku diyaarita xilli ciyaareedka cusub.

Kulanka ayaa ka dhacay garoonka Tottenham Hotspur Staduim iyada oo labada kooxood doonayeen in ay guul ku soo xidhaan kulankooda ugu dambeeya ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Labada kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar adag iyada oo u muuqatay in ayna kulan saaxiibtinimo ahayn marka loo eego sida ay xiddigaha labada kooxood u wada ciyaarayeen.

Dhinaca kubad haysashada waxa ku fiicnayd Banaadirsom Tottenham kuwaas oo khadka dhexe kaga fiicnaa Banaadirsom Arsenal oo aan si fiican u maamulayn ciyaarta.

Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa ku dhamaatay bar-baro gool la’aan ah iyada oo ayna labada kooxood wax goolal ah kala dhalin inkasta oo ay si fiican u ciyaareen.

Banaadirsom Tottenham ayaa daqiiqadii 79-aad ee qaybta dambe ee ciyaarta dhalisay goolka 1-aad iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga Son Heung-min kaas oo hogaanka u dhiibay kooxdiisa kala dhigay ciyaarta 1/0.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 6 Sabab Oo Ay Gabadhu Uga Boodo Ninka Kulanka Ugu Horeeya, Iska Ilaali Ninow In Aad Ku Dhacdid

Source link