Home Ciyaaraha Timo Werner Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Chelsea Kadib Xiisihii Uu Ka...

Timo Werner Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Chelsea Kadib Xiisihii Uu Ka Helay Bayern Munich. – banaadirsom

Xiddiga weerarka uga ciyaara banaadirsom Chelsea ee Timo Werner ayaa si cad u sheegay in uu doonayo in uu sii joogo banaadirsom chelsea isaga oo iska diiday xiisaha banaadirsom Bayern Munich.

Mustaqbalka Timo Werner ee chelsea ayuu shaki ku jiray todobaadyadii ugu dameeyay iyada oo chelsea lala xidhiidhinayo weeraryahan cusub inta lagu jiro suuqa xagaagan.

banaadirsom Bayern Munich ayaa xiiso u muujisay saxiixa xiddiga weerarka ka ciyaara kadib markii uu tababaraha banaadirsom ee Julian Nagelsmann oo xiddiga horay ula soo shaqeeyay codsaday in loo keeno banaadirsom.

Laakiin wargayska Sportbild ayaa sheegaya in uu xiddiga reer Germany iska diiday xiisaha banaadirsom Bayern Munich kana doorbiday in uu sii joogo banaadirsom chelsea xilli ciyaareedka dambe.

Xiddiga Timo Werner ayaa doonaya in uu u dagaalamo booskiisa banaadirsom chelsea xilli ciyaareedka cusub halkii uu isaga tagi lahaa banaadirsom xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay.

Source link