Home Ciyaaraha Timo Werner Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Chelsea. – banaadirsom

Timo Werner Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Chelsea. – banaadirsom

Xiddiga weerarka uga ciyaara chelsea ee Timo Werner ayaa lagu soo waramayaa in uu diyaar u yahay in uu isaga tago banaadirsom chelsea inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay ee chelsea Werner ayaa banaadirsom ka caawiyay ku guulaysiga champions League iyo waliba in ay kaalinta 4-aad kaga dhamaystaan premier League.

Laakiin xiddiga reer Germany ayaa kaliya dhaliyay 12 gool tartamada oo dhan taas oo keentay in ay chelsea suuqa u gasho weeraryahan gool dhaliye ah suuqa xagaagan.

Sida laga soo xigtay 90min, Baacsiga ay chelsea ugu jirto weeraryahan cusub ayaa ku dhalisay Werner in uu ka fiirsado in uu isaa tago banaadirsom chelsea.

Xiddiga 25 jirka ah ayaa wakiiladiisa u shegay in uu doonayo in uu ku biiro banaadirsom Borussia Dortmund si uu ugu laabto horyaalka Bundesliga.

Sii Akhriso: Calaamadaha Aad Ku Ogaan Kartid In Aad Jeceshahay Qof Aan Ku Jeclayn

Source link