Home Ciyaaraha Thomas Tuchel Oo Shax Adag Ku Soo Galay. – Banaadirsom

Thomas Tuchel Oo Shax Adag Ku Soo Galay. – Banaadirsom

Tababaraha Banaadirsom Man United ee Thomas Tuchel ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono Banaadirsom Crystal palace kulan ka tirsan horyaalka premier League kana dhici doona garoonka Stamford Bridge.

Tuchel ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddiga da’yarka ah ee Chalobah kaas oo ka ciyaaraya difaaca dhexe halka ay weerarka hogaaminayaan xiddigaha Pulisic, Mount, Werner.

Dhanka kale Romelu Lukaku ayaan ka qayb ahaan doonin kulanka maadama uuna wali u dhamaan wakhtigii karantiilka ee u yaalay dalka UK.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Chelsea: Mendy, Chalobah, Chistensen, Rudiger, Azpilicueta, Jorginho, Kovacic, Alonso, Pulisic, Mount, Werner.

Kaydka: Kepa, Thiago Silva, Abraham, Zouma, Hudson-Odoi, Chilwell, James, Havertz, Emerson.

Crystal Palace: Guaita, Ward, Guehi, Kouyate, Mitchell, McCarthur, Riedewald, Schlupp, Ayew, Mateta, Zaha.

Kaydka: Butland, Andersen, Clyne, Kelly, Hannam, Rak-Sakyi, Banks, Street, Benteke.

Sii Akhriso: Raggu Ma Jecelyihiin Gabadha Jacaylkeeda U Soo Bandhigta?

Source link