Home Ciyaaraha Thomas Tuchel Oo Isha Ku Haya Koobkiisii 2-aad Ee Blues. – Banaadirsom

Thomas Tuchel Oo Isha Ku Haya Koobkiisii 2-aad Ee Blues. – Banaadirsom

Tababaraha chelsea ee Thomas Tuchel ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono Banaadirsom Villarreal kulanka ka tirsan Final-ka UEFA Super Cup.

Tuchel ayaa isha ku haya kobkiisii 2-aad ee Banaadirsom chelsea kadib markii uu champions League ku hogaamiyay Banaadirsom xilli ciyaareedkii la soo dhaafay.

Tuchel ayaa ku soo galay shaxdiisa ugu adag isaga oo kaliya hal xiddig oo da’yar ah ku bilaabay shaxdiisa halka xiddigaha kale ay yihiin kuwa ugu muhiimsan Banaadirsom.

Xiddiga Timo Werner ayaa hogaaminaya weerarka kooxdiisa isaga oo ay wehelinayaan xiddigaha Ziyech, Havertz halka ay khadka dhexe ku bilowdeen xiddigaha Kante iyo Kovacic.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Chelsea: Mendy, Zouma, Chalobah, Rudiger, Hudson-Odoi, Kante, Kovacic, Alonso, Ziyech, Havertz, Werner

Villarreal: Asenjo, Foyth, Albiol, Pau Torres, Pedraza, Trigueros, Capoue, Moreno, Pino, Gerard Moreno, Dia.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ninka Xada Qalbiga Gabadha & Qoyskeeda Aragtida Ugu Horaysa

Source link