Home Ciyaaraha Thomas Tuchel Oo Bundeliga Ka Calaamadsaday Badalka Erling Haaland – banaadirsom

Thomas Tuchel Oo Bundeliga Ka Calaamadsaday Badalka Erling Haaland – banaadirsom

Chelsea ayaa lumineysa rajada ay ka qabto saxiixa Erling Haaland xagaagan, waxaana taa badalkeeda ay u jeesteen inay isku dayaan inay la soo saxiixdaan xiddiga banaadirsom Bayern Munich Robert Lewandowski sida ay sheegayaan wararku.

banaadirsom Ku guulaystay champions League ayaa doonaysa in weeraryahan cusub keento banaadirsom kadib markii uu Timo Werner ku dhibaatooday goolka hortiisa Haaland ayaana ahaa bartilmaameedka 1-ad ee banaadirsom.

Laakiin Borussia Dortmund ayaa diidan in ay iibiso xiddiga reer Norway iyaga doonaya in ay ku iibiyaan lacag dhan 175 milyan oo euro ama in uuna ka tagi doonin banaadirsom xagaagan.

Chelsea ayaa haatan ku qasbanaato in ay dareenkooda u jeediyaan xiddigo kale wargayska The Sun ayaa sheegaya in ay dareenkooda u jeediyeen saxiixa xiddiga Robert Lewandowski.

Weerarka Robert Lewandowski ayaa dhankiisa doonaya in uu isaga tago banaadirsom Bayern Munich isaga oo doonaya in uu tartan cusub ciyaaro sanadaha ka dhiman xirfadiisa ciyaareed.

Source link