Home Ciyaaraha Thibaut Courtois Oo Magacaabay Koobka Uu Doonayo In Uu Real Madrid Kula...

Thibaut Courtois Oo Magacaabay Koobka Uu Doonayo In Uu Real Madrid Kula Guulaysto kadib Markii Uu Heshiiska U Saxiixay Kooxdiisa. – Banaadirsom

Goolhayaha Banaadirsom Real Madrid ee Courtois, ayaa muujiyay farxad weyn kadib markii uu cusbooneysiiyay heshiiskii uu kula jiray Banaadirsom Los Blancos maanta oo Isniin ah.

Courtois ayaa heshiis cusub u saxiixay Real Madrid isaga oo qalinka ku duugay heshiis 5 sano oo kale ah oo uu ku sii joogi doono Banaadirsom Real Madrid ilaa xagaaga 2026.

Goolhaye Courtois ayaa sheegay halka koob ee uu doonayo in uu kula guulaysto Banaadirsom Real Madrid kadib markii uu mustaqbalkiisa u hibeeyay Banaadirsom ku ciyaarta garoonka Santiago Bernabeu.

Courtois ayaa sheegay in uu doonayo in uu Banaadirsom Real Madrid kula guulaysto koobka champions League kadib markii uu heshiiska cusub u saxiixay Banaadirsom Los Blancos.

“Ma jiro cid qarinaysa rabitaankooda ku guulaysiga champions league sidaas darteed waxa ugu horeeya ee aan doonayo ayaa ah in aan wax walba u sameeyo in aan Banaadirsom kula guulaysto champions league”.

Sii Akhriso: Ma Doonaysaa In Aad Qalbigaaga Ka Saartid Qof Aan Wax Jacayl Ah Kuu Qabin, Wadooyinkan Raac Si Deg-Deg Ah Ayaad Ku Iloobaysaa

Source link