Home Ciyaaraha Tartanka Gool Dhalinta Copa America 2021 Kadib Markii La Gaadhay Final-ka Tartanka....

Tartanka Gool Dhalinta Copa America 2021 Kadib Markii La Gaadhay Final-ka Tartanka. – banaadirsom

Waxa la gaadhay dhamaadka tartanka Copa America iyada oo ay laba xul isugu soo hadheen final-ka tartanka kadib markii la soo af jaray wareega Semi-final-ka tartanka Copa America 2021.

Tartanka gool dhalinta Copa America ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo ay ku tartamayaan xiddigo badan tan ilaa markii uu bilowday tartanka sanadkan.

Xiddiga banaadirsom Barcelona iyo xulka Argentina ee Lionel Messi ayaa hogaaminaya tartanka gool dhalinta Copa America isaga oo dhaliyay 4 gool ilaa haatan kulamadii uu ciyaaray.

Laakiin xiddiga Lionel Messi ayaa tartanka gool dhalinta kula tartamaya laba xiddig oo ay isku xul yihiin kuwaas oo kala ah Lautaro Martinez iyo waliba Alejandro Dario Gomez kuwaas oo dhaliyay 3 iyo 2 gool.

Halkan Hoose Kaga Bogo Xiddigaha U Tartamaya Gool dhalinta Copa America kadib markii la gaadhay kulankii ugu dambeeyay ee tartanka sanadka.

Lionel Messi (Argentina) 4 gool

Lautaro Martinez (Argentina) 3

Alejandro Dario Gomez (Argentina) 3

Andre Carrillo (Peru) 2

Angel Romero (Paraguay) 2

Edinson Cavani (Uruguay) 2

Eduardo Vargas (Chile) 2

Neymar (Brazil) 2

Source link