Home Ciyaaraha Tababaraha Sheffield United Oo Xaqiijiyay Ku Biirista Aaron Ramsdale Ee Arsenal. –...

Tababaraha Sheffield United Oo Xaqiijiyay Ku Biirista Aaron Ramsdale Ee Arsenal. – Banaadirsom

Tababaraha Banaadirsom Sheffield United ee Slavisa Jokanovic ayaa sheegay in ku biirista Goolhaye Aaron Ramsdale ee Arsenal in ay tahay mid u weyn kooxdiisa.

Ramsdale ayaa laga reebay kulankii xalay ee ay kooxdiiu la ciyaartay Banaadirsom West Brom sabab la xidhiidha in ay labada kooxood ku dhawaayeen in ay ka heshiiyaan saxiixa xiddiga.

“Ma ahayn wixii aan doonayay laakii way adagtahayy in la joojiyo waxyaabahaas oo kale”ayuu Tababaruhu yidhi.

“Waxa uu u noqon doonaa heshiis weyn marka loo eego koox ka dhaadhacday premier League”ayuu sii raaciyay.

Source link