Home Ciyaaraha Taageerayaasha PSG Oo Safaf Dhaadheer Ugu Jira Iibsiga Maaliyada Lionel Messi. –...

Taageerayaasha PSG Oo Safaf Dhaadheer Ugu Jira Iibsiga Maaliyada Lionel Messi. – Banaadirsom

Lionel Messi ayaa durba kor u qaaday dhaqaalaha soo galaya Banaadirsom PSG iyada oo ay Taageerayaasha Kooxdu safaf dhaadheer ugu jiraan dukamaada Banaadirsom si ay uga iibsadaan maaliyada xiddiga ee Banaadirsom.

Banaadirsom PSG ayaa xalay si Rasmi ah u soo bandhigtay Lionel Messi iyaga oo isla markaasna shaaciyay lambarka uu xiddigu u xidhan doono Banaadirsom inta uu joogo Banaadirsom sanadaha soo socda.

PSG ayaa xalay xaqiijisay in uu Lionel Messi kooxdiisa cusub u xidhan doono Lambarka No.30 oo noqday mid lama filaan ku noqday adduunka oo dhan maadama la filayay in uu qaato Lambaro ka hooseeya.

Laakiin arintaas ayaan taageerayaasha PSG ka hor istaagin in ay isugu soo baxaan suuqa waliba Safaf dhaadheer u galaan sidii ay u iibsan lahaayeen maaliyada PSG oo uu dhabarka kaga qoranyahay magaca iyo Lambarka xiddiga.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ninka Xada Qalbiga Gabadha & Qoyskeeda Aragtida Ugu Horaysa

Source link