Home Ciyaaraha Taageerayaasha PSG Oo Fariin U Diray Paul Pogba Xilli Xiddiga Lala Xidhiidhinayo...

Taageerayaasha PSG Oo Fariin U Diray Paul Pogba Xilli Xiddiga Lala Xidhiidhinayo banaadirsom Reer France. – banaadirsom

Waxa maalmihii ugu dambeeyay isa soo tarayay wararka sheegaya in uu xiddiga Paul Pogba doonayo in uu isaga tago banaadirsom Man United suuqa xagaagan iyada oo lala xidhiidhinayo banaadirsom PSG.

PSG ayaa suuqa xagaagan ilaa haatan ah banaadirsom ugu cad-cad iyaga oo sameeyay saxiixyo muhiim ah oo ay ku doonayaan in ay ku dhisana banaadirsom inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Laakiin Taageerayaasha banaadirsom PSG ayaa si cad uga soo hor jeestay in ay kooxdoodu u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga iyaga oo boodh weyn ku xidhay banaanka garoonka Parc des Princes Kaas oo ay kaga soo hor jeedaan saxiixa Paul Pogba.

Paul Pogba ayay kaliya 6 bilood uga dhimanyahay heshiiskiisa banaadirsom Man United waxana uu diiday in uu heshiis cusub u saxiixo banaadirsom Red Devils taas oo shaki weyn ku tuurtay mustaqbalka xiddiga.

Taageeryaaasha PSG ayaa banaanka garoonka Parc des Princes ku qoray boodh ay fariin ugu direen Paul Pogba waxana uu u dhignaa” Pogba Waa in aad dhagaysato Hooyadaa, ma doonayso in aad halkan timaado sidoo kale anagu ma doonayno”.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 4 Nooc Oo Dumarka Ah Oo Ay Tahay In Aad Ka Fogaato Nininow, Mida 4-aad Ayaa Ugu Halis Badan.

Source link