Home Ciyaaraha Supercomputer Oo Sameeyay Saadaalinta Kala Saraynta Premi Premier League Xilli Ciyaareedka Cusub...

Supercomputer Oo Sameeyay Saadaalinta Kala Saraynta Premi Premier League Xilli Ciyaareedka Cusub – Banaadirsom

supercomputer ayaa saadaaliyay sida uu noqon doono kala saraynta horyaalka premier League dhamaadka xilli ciyaareedka soo socda waxana uu war fiican u yahay Banaadirsom haatan difaacanaysa horyaalka ee Man City.

Banaadirsom Pep Guardiola ayaa ku guulaystay premier League xilli ciyaareedkii hore waxana lala xidhiidhinayaa xiddigo ay ka mid yihiin Harry Kane iyo Jack Grealish waxana uu supercomputer u saadaaliyay in ay difaacato horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub.

supercomputer Ayaa kooxa difaacanaysa champions League ee chelsea u saadaaliyay kaalinta 2-aad ee kala saraynta horyaalka premier League halka Banaadirsom Liverpool loo saadaaliyay kaalinta 3-aad ee kala saraynta horyaalka premier League.

Dhanka kale supercomputer ayaa Man United u saadaaliyay kaalinta 4-aad ee kala saraynta inkasta oo ay ilaa haatan samaysay saxiixyada ugu waaweyn premier League ilaa haatan.

Dhanka kooxaha ka hadhay horyaalka supercomputer ayaa saadaaliyay in ay kooxaha Watford, Brentford iyo Norwich ka hadhi doonaan premier League kuna laaban doonaan Championship-ka xilli ciyaareedka xiga.

Sii Akhriso: Saddexda Waddo Ee Ugu Fiican Ee Aad Jacaylkaaga Ugu Soo Bandhigi Kartid Qofka Aad Jeceshahay Hadi Adiga Oo Aan Xishood Aama Cabsi Dareemin.

Source link