Home Ciyaaraha Shaxda Waalida Ah Ee Ay Man City Ku Ciyaari Karto Hadii Ay...

Shaxda Waalida Ah Ee Ay Man City Ku Ciyaari Karto Hadii Ay Hesho Kane & Messi – Banaadirsom

Banaadirsom Man City ayaa 100 milyan oo euro kula wareegtay xiddiga Jack Grealish waxana laga yaabaa in ay wax uga sii fiicnaadaan sida haatan ka hor inta uuna xidhmin suuqa xagaagu.

Banaadirsom Premier League difaacanaysa ayaa lala xidhiidhinayaa xiddiga Harry Kane kaas oo ay u doonayso in ay ku xoojiso weerarkooda iyada oo uu xiddigu doonayo in uu ku biiro Etihad.

Dhanka kale adduunka kubada cagta ayaa khal-khalay kadib markii ay Banaadirsom Barcelona xaqiijisay in uu Lionel Messi ka tagi doono Banaadirsom Barcelona kadib markii uu ku fashilmay heshiis cusub oo uu u saxiixo Banaadirsom.

Banaadirsom Man City ayaa ugu cad-cad saxiixa xiddiga Lionel Messi iyada oo pep Guardiola doonayo in uu xiddiga kula midoobo Banaadirsom Man City si uu mar kale u tababaro xiddiga.

Wargayska The Sun ayaa soo saaray shaxda ay Man City ku ciyaari karto hadii ay Hesho saxiixyada xiddigaha Messi iyo Kane suuqa xagaagan

Sii Akhriso: Kulanka Sariirta: Cuntooyinka Kor U Qaada Rabitaanka Ragga & Dumarka Ee Kulanka Sariirta.

Source link