Home Ciyaaraha Shaxda Waalida AH Ee Ay Man City Ku Ciyaari Karto Hadii Ay...

Shaxda Waalida AH Ee Ay Man City Ku Ciyaari Karto Hadii Ay Helaan Jack Grealish & Harry Kane. – Banaadirsom

Banaadirsom Man City ayaa ku dhaw in ay baanka u jabiso saxiixa xiddiga Jack Grealish kaas oo ay kala soo wareegayaan Banaadirsom Aston Villa.

Banaadirsom Pep Guardiola ayaa ogolaaday in ay 100 milyan oo euro ka bixiyaan xiddiga Aston Villa iyada oo saxiixa xiddiga lagu dhawaaqi doono todobaadka soo socda.

Man City ayaa xagaaga oo dhan lala xidhiidhinayay saxiixa xiddiga khadka dhexe kaas oo qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay horyaalka premier League xilli ciyaareedkii hore.

Sidoo kale Banaadirsom Man City ayaa lala xidhiidhinayaa xiddiga weerarka uga ciyaara Banaadirsom Tottenham ee Harry Kane kaas oo dhankiisa diiday in uu yimaado tababarka Tottenham si uu ugu qasbo kooxdiisa in ay ka iibiso Man City.

Labada xiddig ayaa Man City ka dhigi doona koox ada iyaga oo noqon doona Banaadirsom isha lagu hayn doono ku guulaysiga dhamaan koobabka ay ka ciyaarto kooxdu xilli ciyaareedka dambe.

Shaxda Man City ee macquulka ah: Ederson, Walker, Cancelo, Stones, Dias, Rodri, De Bruyne, Grealish, Sterling, Kane, Mahrez.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Jirtaan Laba Wiil Hal Mar Ku Wada Jecle, Ma Doonaysaa In Aad Dooratid Midka Adiga Kuu Fiican, Habkan Fudud Ayaa Ku Caawinaysa

Source link