Home Ciyaaraha Shaxda Waali Dhaafka Ah Ee Ay PSG Ku Ciyaari Karto Xilli Ciyaareedka...

Shaxda Waali Dhaafka Ah Ee Ay PSG Ku Ciyaari Karto Xilli Ciyaareedka Cusub Xilli Ay Ku Dhawyihiin Lionel Messi. – Banaadirsom

Banaadirsom PSG ayaa qarka u saaran in ay ku guulaysato saxiixa xiddiga Lionel Messi kaas oo qaab xor ah ugu biirayaya kadib markii uu ka tagay Banaadirsom Barcelona.

Lionel Messi ayaa la xaqiijiyay in uu isaga tagayo Banaadirsom Barcelona kadib markii ay awoodi wayday kooxdu in ay heshiis cusub ka saxiixato kabtankeeda kadib markii uu dhacay heshiiskiisu 30 bishii June.

Banaadirsom PSG ayaa muddo ku raad joogtay saxiixa xiddiga waxana ay haatan u soo bandhigtay dalab lacageed oo uu ku qaadan doo no sanadkii 2.1 milyan euro sanadkii si uu uga tago Banaadirsom.

Hadii ay PSG Hesho Messi waxa ay ka garab ciyaasiinaysaa saxiibkiisii hore ee Neymar iyo waliba xiddiga Kylian Mbappe iyada oo 3-da xiddig ka dhigayaan PSG koox ay adagtahay in la iska celiyo.

Waxa intaas sii deer in ay PSG hal shax ku kulmin doonto xiddigaha Sida weyn u soo xafiiltamaya mudada 15-ka sano ee Sergio Ramos iyo Lionel Messi.

Wargayska The Sun ayaa soo bandhigay sida ay noqon karto shaxda Banaadirsom PSG hadii ay kooxdu ku guulaystay saxiixa xiddigaha todobaadyada soo socda

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ninka Quruxda Badan Ee Ayna Dumarku Ka Baxsadaan Xitaa Quruxdooda, Iska Baadh Sifooyinkaas

Source link