Shaxda Ugu Xun Horyaalka Premier League Ilaa Haatan Xilli Ciyaareedkan Oo La Soo Saaray – Banaadirsom

Xilli ciyaareedka pemier League ayaa soo bandhigay qaab ciyaareedkii la filayay xilli ciyaareedka iyada oo la galayo qaybtii dambe ee xilli ciyaareedka.

Waxa uu tartan adag ka jiraa boosaska kala duwan hadii ay tahay tartanka loou jiro horyaalka, boosaska champions league iyo waliba boosaska looga hadho tartanka.

Waxa jira xiddigo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah ilaa haatan xilli ciyaareedkan iyaga oo muujiyay tayadooda kooxohoodana si weyn u caawiyay.

Dhanka kale waxa jira xiddigo si weyn ugu fashilmay horyaalka ilaa haatan xilli ciyaareedkan inkasta oo la filayay in ay si fiican u ciyaaraan.

Waxa la soo saaray shaxda ugu xun ilaahaatan horyaalka premier League xilli ciyaareedkan iyada oo ay ku jiraan xiddigaha aan sida fiican u ciyaarin ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Premier League Worst XI - Football tactics and formations


Source link