Home Ciyaaraha Shaxda Ugu Fiican Ee Xiddigaha U Soo Wada Ciyaaray Arsenal & Chelsea...

Shaxda Ugu Fiican Ee Xiddigaha U Soo Wada Ciyaaray Arsenal & Chelsea Xilli Gunners Blues Ka Doonayso Saxiixa Tammy Abraham – banaadirsom

Intii uu furnaa suuqii xagaaga ee 2020, Willian ayaa noqday xiddiggii ugu dambeeyay ee si rasmi ah ugu ciyaara labada koox ee Arsenal iyo Chelsea.

Xiddiga reer Brazil aya maaliyada Buluuga ah ku badashay maaliyada casaanka ah isaga oo ku biiray Liiska xiddigaha sii badanaya ee u kala wareegay labada kooxood ee isku magaalada ah waxana laga yaabaa in uu Tammy Abraham ku biiro Liiskaas hadii la rumaysto wararkii ugu dambeeyay.

Petr Cech ilaa Ashley Cole ilaa  Nicolas Anelka Iyo Olivier Giroud ayaa a xiddigaha isku dhaafsaday labada maaliyada sanadihii ugu dambeeyay.

Iyada oo banaadirsom Arsenal doonayso saxiixa xiddiga Tammy Abraham Wargayska The Sun ayaa soo saaray shaxda isku dhafka ah ee xiddigihii u soo wada ciyaaray kooxaha Arsenal iyo Man United.

Waxa shaxda ka soo muuqday xiddigo magac ku leh kubada cagta waliba guulo waaweyn la gaadhay labada kooxood kadib markii ay isku badaleen maaliyada labada kooxood.

 The best XI of players to have starred for both Arsenal and Chelsea

Source link