Home Ciyaaraha Shaxda Laga Yaabo In Ay Chelsea Ku Ciyaarto Hadii Ay Helaan Lukaku...

Shaxda Laga Yaabo In Ay Chelsea Ku Ciyaarto Hadii Ay Helaan Lukaku & Kounde – Banaadirsom

Banaadirsom chelsea ayaa ku dhaw saxixa xiddigaha Romelu Lukaku iyo Jule Kounde kuwaas oo ay doonayso in ay ku xoojiyaan Banaadirsom xilli ciyaareedka dambe.

Banaadirsom Chelsea ayaa Romelu Lukaku u doonaysa in ku xoojiso weerarka iyaga oo laga diiday 2 dalab oo uu midkii ugu dambeeyay ahaa dalab 85 milyan oo euro iyo waliba xiddiga Marcos Alonso.

Laakiin chelsea ayaa la filayaa in ay dalab cusub ka gudbiso xiddiga kadib markii uu maamulka kooxdiisa Inter Milan u gudbiyay in ay u ogolaato in ay aqbasho dalabka cusub ee Banaadirsom Chelsea.

Dhanka kale chelsea ayaa suuqa ka doonaysa daafac dhexe waxana lala xidhiidhinayaa daafaca Banaadirsom Sevilla ee Jules Kounde kaas oo ay Chelsea haatanba ka gudbisay dalab ay Seviila diiday.

Wargayska StarSport ayaa soo saaray shaxda ay chelsea ku ciyaari karto hadii ay Blues hesho labada saxiix ee bartilmaameedka 1-aad u ah Banaadirsom chelsea suuqa xagaagan.

Lukaku and Kounde would bolster Chelsea's XI

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ay Gabadh Walba Ka Raadiso Ninka Ka Hor Guurka, Hadii Aad Sifooyinkan Leedahay Waad Helaysaa Gabadh Nolosha Kula Wadaagta.

Source link