Home Ciyaaraha Shaxda Laa Yaabo In Ay Barcelona Kaga Hor Tagto Real Sociedad, Messi...

Shaxda Laa Yaabo In Ay Barcelona Kaga Hor Tagto Real Sociedad, Messi La’aan Ayay Bilaabanayaan Xilli Ciyaareedka. – Banaadirsom

Barcelona waxa ka maqnaan doona dhawr xiddig oo Banaadirsom 1-aad ah kulanka ay caawa la ciyaari doonaan Banaadirsom Rea Sociedad kana tirsan furitaanka xilli ciyaareedkooda horyaalka La Liga.

Saxiixooda cusub ee Sergi Aguero ayaa dhaawac ku seegi doona sidoo kale xiddigaa Ousmane Dembele, Marc-Andre ter Stegen, Oscar Mingueza & Ansu Fati ayaa sidoo kale seegi doona kulanka.

Xiddiga ugu weyn ee ka maqnaan doona kulanka caawa ayaa ah Lionel Messi kaas oo ka tagay Banaadirsom Barcelona kadib markii uu ku biiray Banaadirsom PS markii uu dhacay heshiiskiisa kooxdu.

Sidoo kale xiddigaha Clement Lenglet & Frenkie de Jong  Ayaa sidoo kale dhaawac ku seegi doona kulanka caawa ee muhiimka u ah Banaadirsom Barcelona iyada oo uu Goolhaye Neto ku bilaaban doono goolka.

Laakiin saxiixa cusub ee Banaadirsom Memphis ayaa la filayaa in uu ku bilowdo shaxda Barcelona waliba Banaadirsom u ciyaaro kulankiisii ugu horeeyay ee horyaalk La Liga xilli ciyaareedkan.

Shaxda Laga Yaabo In Ay Barcelona kaga hor tagto Real Sociedad:

Neto; Dest, Pique, Araujo, Alba; Roberto, Busquets, Pedri; Memphis, Braithwaite, Griezmann.

Sii Akhriso: Ma Jeceshahay Qof Aan Ku Jeclayn, Ma Doonaysaa In Aad Soo Jiidato Qalbigiisa, Fariimahan U Dir, Shaki La’aan Wuu Badalayaa Go’aankiisa

Source link